Dhageyso: Hogaamiye Kooxeedka Gen.Morgan Oo Xil Culus Ka Helaya Dawlada Soomaaliya & Beesha Hawiye Oo…

Maxamed Siciid Xersi Morgan ayaa ah mid ka mid ah Qab qablayaasha Caanka ka ah Soomaaliya isagoo Dagaalo ka dhacay Dalka sheegay in ay ubaahan yihiin Waaya Aragii hore in la raadiyo.

General Morgan ayaa lagu tilmaamaa mid ubisan bisoonaya dabar goynta Qabiilada Qaar Ee Soomaaliya iyadoo si gaar ah uu uneceb yahay Hawiye iyo Isaaq.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxa Morgan uu ahaa nin si weyn uga soo dhex muuqday Dawladii Hore Ee Siyaad Barre isagoo Af iyo Adin udiyaar ah in Puntland uu ku difaaco Maamulkeeda.

Ilo wareed Badweyn.com heshay ayaa sheegaya inay macquul tahay in Xil culus uu ka helo Dawlada Federaalka Soomaaliya Ee Farmaajo Hogaamiyo.

Si looga faa’iideysto Khibradiisa ayaa Dawlad waxay leedahay Morgan waa in Xil lagu sharfaa oo Nabad raadinta iyo Dib udhiska Ciidanka laga qeyb geliyaa.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Waad khaldantey, Hogaama kooxeedyada Xamarbey ka soo baxeen, Moorgan Hogaamiye kooxeed ma aheyn, kmana dagaalamin banaadir. Dowladii markii la waayeyna Kismayo ayuu tege, Hade Kismayo haduu Cadow ku soo duuley ee Xamar ka yimid difaacey, ma aha Hogaamiye kooxeed ,Sida muse iyo adeeradiis.




warar kii ugu danbeeyay