Dhageyso: Kooxda Al Shabaab Oo Awood Ahaan Ka Wanaagsan Sanad Ka Hor & Sirta Oo La Helay

Al Shabaab ayaa waxay sameeyeen Awood ballaaran inay ka heleen Weeraro Xoog leh oo ay ka geysteen Deegaano dhowr ah oo ku yaalla Dalka.

Waxa Shabaabku Hub badan ka qaateen Fariisimo ay weerar ku Ekeeyeen Deegaano badan oo ku yaalla Gobollada Jubbooyinka,Labada Shabelle iyo Muqdisho Meelo ka mid ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Fariisinta Goof gaduud Oo Duleedka Uga Beegan Kismaayo ayaa waxaa la sheegay in Hubka Badan ay heleen Shabaab markii ay Weerarka ku qaadeen.

Al Shabaab ayaa sanad ka hor sidii ay ahaayeen Hadda waxa la tilmaamay inay ka awood badan yihiin marka laga reebo in laga saaray Deegaano ay joogeen oo firxad ku dhacay.

Tusaale ahaan waxay ka fuliyaan weeraro Ka halis badan kuwii hore ay usoo qaadi jireen meel udhaw Caasimada Dalka Ee Muqdisho,badweyn.com ayaa heshay in Saraakiisha Qaar ay la shaqeeyaan Shabaabka.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Ahmed says:

    Adinka maxaad u buun buunisaan shabaab. Shabaab talo iyo tabarba mahayaan. Ee naga yareeya bahasha.

  2. Omarku says:

    Badweyn,laluushka,,aad,soo,,Qadateen,,ee,,adku,,jilafeyneysaan,,dowlada,,ee,,beenta,,ah,iska,,daaya,,oo,,allaah,idiin,abuuray,,,kacabsada,,iyo,,malinta,,yomal,,aqiiro,,xisaab,,weyn,,Qabiil,iyo,,laluush,,wax, mataro,,????????




warar kii ugu danbeeyay