Dhageyso: R/W Kheyre Oo Cagta Saaray Guul daradiisa & Farmaajo Oo Ku Goodiyey In La Ceerinayo…

Waxay umuuqataa in Xaalku hadda yahay Jaran jarada Siyaasada waan koraye Sideen Uga soo degayaa anoo aan helin Hamigeyga iyo Hankii aan hiigsanayey.

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa loo Arkaa mid cagta saaray Wadadii uu ku weyn lahaa Xilkiisa maadama uu banaanbixis Siyaaasadeed isaga u gaar ah uu la yimid.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

R/wasaaraha Dalka ayaa la tilmaamay in Munaasabad uu ku qabtay Muqdisho uu isku muujiyey sanadka 2020 Shakhsi doonaya Madaxweynaha Soomaaliya inuu noqdo.

Farmaajo ayaa hadda utafa xeedanaya sidii uu Kheyre Qorshihiisa udhabar jebin lahaa uuna ku khiyaamay Shaqadii loo igmaday mid aan aheyna la yimid.

Badweyn.com ayaa waxaa ay ogaatay Farmaajo uu rabo ceerinta Kheyre uu magacaabay sanadkaan Bishii Maarso Saaxiib dhawna ahaayeen balse Siyaasada ay kala erdheyn ku riday Waayihii Dambe.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay