Dhageyso:-Sh.Nuur Baaruud”Xildhibaanada Laalushka Ku Soo Qaatay duminta DF Waa In Aan Ka Matajinaa.”

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay in ay weli taagan tahay musiibadii qaraxii Zoobe ay hadane jiraan dad doonaya in ay mooshin ka gudbiyaan Madaxda Qaranka.

Waxa uu sheegay in tani aysan suurtagal aheyn isla markaana aan loo adkeysan doonin in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu dalkaan u afduubnaado.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sidoo kale waxa uu hadalkaas intaas ku daray in hadii dadka mooshinka wada ay joojin waayaan iyo Siyaasiyiinta qalalaasaha wada dhuunta laga qaban doono lagana matajin doono laaluushki iay soo qaateen sida uu hadalka u dhigay.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay