Dhageyso: USA Oo Diyaarado Dagaal Siinaya Shabaab & Sir Laga Helay Ajaanibta Shabaab Ku Dhex Leeyahay

Dawlada Mareykanka ayaa la ogaaday in Shabaabka Soomaaliya ay ku dhex leedahay Sirdoon uga soo gudbiya Xogaha kadibna ay shirqoolo ku disho.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa Badweyn.com heshay waxay sheegayaan in Xeryo ay ka dhex furteen Geeska Africa Soomaaliyana ay ka mid tahay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Dawlada Mareykanka ayaa lagu Eedeeyaa inay naas nuujin ku heyso Dhinacyada Argagaxisada ah Ee Caalamka marka loo eego Daacish iyagaa Aas aasay,Boko Haram iyo Shabaab waxay siiyaan Mushaar Joogto ah.

Waxa Dadka Arimaha Caalamka falan qeeya ay Mareykanka ku sheegaan mid iska hor keen ku haaya Dalalka Awoodoodu yar tahay ama Dagaalada sokeeye ay aafeeyeen.

Badweyn.com ayaa ogaatay in Mareykanka uu rabo in Hub badan iyo Diyaarado dagaal ku taageero Shabaab si qaska iyo qalalaasaha uu kasii socdo Meeshiisa.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Cabdi mahad c/laahi xaashi says:

    Usa amerika is the one world torrereist
    Just we call like amirakan country “Khaakhda argagixiisada adduunka”
    #so we say that amerikan must stop torrorist




warar kii ugu danbeeyay