Dhageyso: Xabsiga Godka Jilicoow Oo Wax Laga Naxo Ka Jiraan & Dadka La Xiray Oo Lacag Lagu Helayo

Magalaada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya waxaa amnigeeda uu kasoo yara wanaagsanaanayey maalmihii lasoo dhaafay,iyadoo la tilmaamay in dad badan la dhibaateeyo.

Xabsiga Godka Jilicoow Ayaa waxa maamula Ciidanka NISA waxaana lagu xiraa Dadka Howlgalada lagu soo qabto Ee Xaafadaha Xamar laga sameeyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sanadkii 2015 ayaa mar tegay Godka Jilicoow waxaan kusoo arkay Boqolaal qof oo xilligaasi tuhun Shabaab loo xiray oo hadana aan Maxkamad La Saarin.

Hadda waxa Badweyn.com Xog ay heshay ay sheegeysaa in Askarta Howlgal inta ay sameeyaan dad xira oo Godkaasi la geeyo uu Maalin walbo Lacag ahaan Askariga uhelayo Qidmad dhan 10 ilaa 15 Dollarka Mareykanka.

In madaxa Shacabka Tuhunka loo xiray lagu gor gortamo Ee Lacag lagu helo ayaa dadku ay la yaaban yihiin taasi oo la tilmaamay in dadka laga tirada badan yahay ay Xaaladaasi kusugan yihiin mid cakiran sida Jareer weyne Qowmiyada kasoo jeeda.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay