Dhageyso: Xildhibaan Axmed Fiqi Oo Xog Culus Siiyey Farmaajo & Habar Gidir Oo La Yaaban Xogtaasi

Siyaasiga Axmed Macalin Fiqi ayaa waxa uu ka hadlay Qorshaha lagu cirib tirayo Shabaabka oo ah Mid dagaal Culus lagula jiro Al Shabaab.

Waxa Xildhibaan Axmed fiqi uu sheegay in Dawlada wixii Mucaaradnimo ah ay halkeeda tahay balse wixii ka shaqeyn dhinaca Amniga ahna laga wada shaqeenayo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xildhibaanka oo Beel ahaan kasoo jeeda Habar Gidir ayaa ka mid ah Af miishaarada Mucaaradka ku Ah Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Waxa Mudanahaan uu sheegay in Duqeymaha Mareykanka ka fulinaayo Soomaaliya aysan aheyn mid xilligaan loo baahnaa ayna keeni karto dabar goynta Shacabka Soomaaliyeed.

Mudane Fiqi waxa uu Farmaajo iyo Hay’adaha Dawlada la wadaagay in la isticmaalo naqshad ah in lasoo dumo oo la waaniyo dhalinyarada udagaalameysa Shabaab oo qaab iclaam ahaan ah laga soo jeediyo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay