KASHIFAAD Dhageyso: Liiska Mas’uuliyiinta Qayila Ee Xilalka Sare Haya & Haween Ay La Tuntaan

Waxaa lasoo ogaaday inay mas’uuliyiin xilal sare ka haya Dawlada Soomaaliya jiraan oo hadana wakhtigooda ugu badan siiya inay Hawadooda la ciyaaraan.

Mas’uuliyiin Xildhibaano,Gudoomiyeyaal Gobol iyo Heer Degmo,Wasiiro iyo Madaxda Ugu Sareysa Dalka Qaar ayaa Qayila oo Khaat cuna sida Xogta ku heshay Badweyn.com

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ku taalla Goob loogu talo galay inay ku qayilaan Mas’uuliyiinta Dawlalda Soomaaliya islamarkaana amnigeeda aad loo ilaaliyo.

Waxaa sidoo kale Badweyn.com ay xog ku heshay in ciidan dhar cad ah ay Amniga halkaasi sugaan oo loo diido dadka caadiga ah inay ka ag dhawaadaan.

Sidaa si la mid ah ayaa waxaa la sheegay in Gobollada Soomaaliya ay sidoo kale jiraan Mas’uuliyiin Shaqada ka door biday inay Qayilaan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Omarku says:

    Beenta,idiinma,dhibto,,aqaradiina,,ubaqa




warar kii ugu danbeeyay