LA OGAADAY Dhageyso: R/W Xasan Cali Kheyre Oo Kala Fur furaya Awooda Maamul Gobolleed Saameyn Leh

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu galaan gal weyn ku yeeshay buuqa hadda ka jira Magaalada Jowhar Ee Hirshabelle.

Siyaasiyiin iyo Xildhibaan Kasoo jeeda Hirshabelle ayaa waxay sheegeen in si khaldan loo maray todobaadkii Hore ku dhawaaqista Golaha Wasiirada Maamukaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xasan Kheyre ayaa khilaaf uu kala dhaxeeyaa Madaxweynaha Hirshabelle waxay keentay in hadda uu ku duba dhigo Mas’uuliyiinta Baarlamaanka Maamulkaasi.

R/wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa lagu dhaleeceeyey inuu bur burin ku haayo Maamulka Hirshabelle xilli Cali Cosoble Madaxweynihii Hore ay xusid mudan tahay Xukuumada Kheyre ay meesha ka saartay.

Sida Badweyn.com ku heshana Mowjado Siyaasadeed ayaa Maxamed Cabdi Waare lagu furayaa oo la doonayo in Awoodiisa lagu majo Xaabiyo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Kheyre nin kala dambeyn maamul yaqaan ma aha, wasiiradii ayey iska hor yimaadeen , Cid la shaqeyn kartana malaha. waa in uu isagu iska tagaa.




warar kii ugu danbeeyay