SIR CULUS Dhageyso: DF Soomaaliya Oo Hargeysa Ka Furaneysa Xarun Weyn & S/Land Oo Isbadel Ka Sameeneysa…

Dawlada Soomaaliya ayaa waxay qorsheesey inay dib usoo celiso wada shaqeyntii Deegaanada ku yaalla Wuqooyiga Soomaaliya,oo hadda la leeyahay iskuma fiicna Siyaasad ahaan.

Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya ayaa doonaya in laan uu ka furto Magaalada hargeysa Ee Caasimada Soomaaliland xilli weli jirto kala fogaanshiyo dhinaca Midnimada ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xubno katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa aaminsan in weli Hargeysa tahay Magaalo Soomaaliyeed walaw aysan taasi aaminsaneyn in Soomaaliland ka mid yihiin Soomaaliya.

Bankiga dhexe ayaa xilligii Kacaanka Xarun weyn ku lahaa Hargeysa oo Lacagaha lagu keydin jiray taasi oo hadda in dib loo soo celiyo la doonayo.

Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Xog Badweyn.com heshay waxa uu diiday in uu Soomaaliya mar kale la midoobo oo ay isku ku loogaan ama ay hoostagaan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Abdi says:

    Waa war been ah

  2. Maxamad says:

    waa baabacadaas oo timo ka soo baxeen iyo Dameeraha oo waylo dhala..qofkaan quusan naftiisaa quusa

  3. hassan says:

    marmaa laydinku siray Soomaalinimo been ah yaan markale laydin sirin ee ka daneysta Koofur inta ay qayaanada reer Tolkeen Daarood ka xoroobayaan sidaad uga xorowdeen dadka reer Koofur ma garanayaan halka ay ka burbursan yihiin Sooliland na ay u go,day




warar kii ugu danbeeyay