Sir Culus Dhageyso: Wasiir Runta Ka Sheegay in Habar Gidir Ay Abgaal Utahay Hiil Daaroodna Yihiin Cadowga Muqdisho

Wasiirada Xukuumada Soomaaliya qudhooda ayaa ficil Qabiil uu ka dhex jiraa iyagoo Hawiye,Dir iyo Daarood loo kala baxo mararka shirarku jiraan.

Waxaa saaxiibo ah Cabdi Faarax Juxaa iyo Jamaal Maxamed Xasan oo Puntland kasoo galay mararka qaarna Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ku seddex ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sidaa oo kale Wasiirka Amniga ayaa udhawaada kan Habar Gidir Ee Arimaha Dibada Soomaaliya ku magacaaban Yuusuf Garaad Cumar iyadoo Xifaaltan uu jiro.

Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Abuukar Ducaale Isloow ayaa muujiyey in Daarood ay yihiin Cadowga Dadka Muqdisho deggan oo ay Hawiye Naceyb Dadka dhan uximayaan.

Waxa uu Amaanay walaalaha Habar Gidir uu ku sheegay inaysan aheyn Cadow hase ahaatee ay dhiig iyo Dheecaan wadaagaan oo Hawiye ahaan isku soo jiidayo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. hassan says:

    Isbaheysta cadawga daaroodka ahne aan meel saarno qabiileeste farmaajo wacalka hala jebiyo

  2. axmed says:

    Waxaasi waa dhuusa hawiye, wax ay yihiin malaha. horta maamula shaqeeya dhista, Habargidir abgaal wey jeceshahay haku habsaamina, Daarood waxa u tihiin Dameer iyo labadiisa dhegood, Abgaal , wey yaqaanaan Habargidir waxa ay tahey, dadna iyaga ayey ugu neceb yihiin, Daaroodna wax kama qaadi karaan. Dadka Guryihiisa uga baxa Xaaraanyahey.




warar kii ugu danbeeyay