Sir Cusub Dhageyso: Dawlada Kenya Oo God Weyn Uqoday Soomaaliya & Saxiixii Xasan Sheekh Oo La tir tiray

Xaalad Cakiran ayaa waxa laga cabsi qabaa inay kusoo korodho Kiiska Dacwada Badda Ee Udhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo af Libaax kusii dhaceysa.

Ilo Muhiim ah ayaa usheegay Badweyn.com in Kenyatta uu rabo meel marinta qorshe la rabo inay Badda Soomaaliya oo hore uqaateen inay qabsadaan ama lahaadaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu fursad u heystaa in Saaxiibo dhaw uu hadda ka heysto Hogaanka Dawlada Soomaaliya ayna ufududaatay in wax badan isla meel dhigi karaan.

Madaxweynaha Kenya ayaa Farmaajo siyaasad ahaan ay is faham ka dhex dhacay taasi oo keentay in Kenya Ay usoo deg degto Arimaha la xiriira Badda Soomaaliya.

Badweyn.com ayaa xog ay heshay waxay sheegaysaa in Dacwada Badda Ee Soomaaliya ka gudbisey Kenya ay Afka udhigteen kuwo Caado qaatayaal Ah.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay