XOG Cod ah: Waddan Afrikaan Ah Oo Sheekh Mukhtaar Rooboow Dalbaday in Loo Gacan Geliyo & Ujeedka Ka Dambeeya

Dawlada Ereteria ayaa soo jeedisey in loo soo gacan geliyo Sheekh Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur maadaama uu yahay shakhsi ubaahan Nabad gelyo Magan in lasiiyo ah.

Ereteria ayaa Saraakiil katirsan Dawladaasi waxay sheegeen inay Xog ku heleen Beegsi lala rabo Rooboow oo in la dilo Qolyo Dawlada Katirsan damacsan yihiin.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Badweyn.com ayaa Warar ay Asmara Caasimada Dalka Ereteria ka heshay waxay sheegayaan in Casuumaad ay Dawlada Dalkaasi usoo dirtay Abu Mansuur si ay uga bad baadiso Shirqoolka lagu khaarajin Rabo.

Ka Sokoow Shabaabkii uu kasoo cararay ayuu Dawladii uu soo maciin baday ay dhagar iyo Siriq ay ku dilayaan maleegeen taasi oo keentay inuu u cararo Gobolka uu kasoo jeedo.

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu sheeda kala socdaa dabinada socda isagoo ka digay in waxyeelo la gaarsiiyo ay Abu Mansuur la micno tahay in Soomaaliya oo  dhan ka qaadanayaan go’aan aan la fileyn.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay