XOG COD : Diinaari Oo Dil Loogu Hanjabay Kadib Ceebta DFS Uu Shaaciyey & Farmaajo Oo Amray…

Safiir Hore C/raxmaan Nuur Maxamed (Diinaari) ayaa soo bandhigay Fadeexad hareysay Dawlada Federaalka Soomaaliya iyadoo dad badan ay Doodaasi uriyaaqeen.

Qaabka Dawlada Soomaaliya uga fal celisey arintaasi waxa laga dhaxlay arimo badan oo ah oo soo banaanbixisey fadeeexo hareysay Dawlada.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ilo muhiim ah ayaa usheegay Badweyn.com in ay jiraan qorshe yaal la isku dayayo in la beegsado C/raxmaan Diinaari oo la leeyahay waa mid ceebta dawlada qarin waayey.

Mid ka mid ah Telefishin uu dood kaga qeyb galayey ayuu Aqoonyahana Diinaari xogo Shacabka ka qarsoonaayeen soo dhigay Dibada oo dad badan wax ka qarsoonaa arkeen.

Farmaajo ayaa xog la helay waxay sheegeysaa inuu amray khaarajinta qolyaha Mucaaradnimada Dawlada qarsan kari waayey ee jooga dalka kana mid yahay C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hassan says:

    intuusan idin ugaarsan Tuuga xunee Farmaajo isaga ka erya Madaxtooyada wuxuu baabi,inayaa Federal ka iyo Dimuqraadiyada wuxuu sii kala fogeynayaa umadii isu soo dhowaaneysay oo horay juhdi badan loogu bixiyey marka Soomaaliyeey Farmaajo xilka ka qaada intuusan meel xun idinka tuurin Allaahuma balaqtum




warar kii ugu danbeeyay