XOG COD: Ex R/wasaare Nuur Cade & Cali Geedi Oo Ka Bilaabaya Muqdisho Olole Ka Dhan Ah…

Waxaa Muqdisho ka socda Qorshe lagu doonayo in La isku soo banaan bixiyo oo ay Siyaasiyiin Caan ah u ordayaan in Xukunka Dalka qabtaan.

Siyaasiyiinta Beesha Abgaal waa kuwa ugu badan ee raba inay hantiyaan ama ay soo rogaal celiyaan,murashaxiinta Abgaal ee afar sano kadib Madaxweynaha raba ayaa kabadan 10 iyadoo kuwo kale ay jidka kusoo jiraan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Labo R/wasaare oo Dalka Xil kasoo qabtay waa Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) iyo Cali Maxamed Geedi ayaa la sheegay inay ku midoobayaan Xisbi Siyaasadeed ay ku dhabar jebinayaan siyaasiyiinta kale Ee Abgaal.

Waxay taasi la micno tahay in Is quursiga Abgaal uu yahay mid aad ubadan oo laf laf ay isku diidan yihiin in midba midka kale ay Xilka Xukunka Helaan.

Warsan Geli,Waceysle iyo Agoon Yar ayaa ah kuwa tartanka udhaxeeyo,waxaana ay sii kala bixi doonaan Jufo ahaan iyadoo Badweyn.com heshay Xog ah in Waceysle ay kusoo noqon karaan Xilka Oo Jibriil Ibraahim Cabdulle Loo saadaaliyey in 2020 Madaxweyne Noqdo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    WACEEYSLEAYAA UGU AQOON BADA ABGAAL

    NUUR CADDE WAA NIN WAAYA ARAG LAAKIN DADA

    AYAA SOO DAMAATAY CAGEEDI WAA NI XU OO

    TUUG AH




warar kii ugu danbeeyay