XOG Dhageysi ah: Tarsan Oo Lagu Bahdilay Madaxtooyada Soomaaliya & Farmaajo Oo Xitaa Diiday In…

Gudoomiyihii Hore Ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa waxa la sheegay in la dhuun qabtay Shaqadiisii.

Tarsan ayaa bilo ka hor waxa Loo magacaabay La taliyaha Madaxweyne Farmaajo dhinaca Arimaha Bulshada balse laguma arkin Goobaha uu tegayo Madaxweynaha Waddanka.

HALKAAN KA  DHAGEYSO CODKA:

Mudane Tarsan ayaa waxa la sheegay in shaqadiisa ay qabtaan qolo saaxiib dhaw la ah Madaxweynaha oo Talada siiya taasi oo arimo Xasaasi Ah ku hoos jiraan.

Maxamuud Tarsan ayaa ka carooday Shaqadii uu xilka ku magacaabnaa oo lagu bahdilayo dhowr marna uu warqad uu qoray xilka tegis ah laga diiday.

Badweyn.com ayaa waxay ilo muhiim ah uxaqiijiyeen in Tarsan xitaa loo diiday safarada Dibada uu uraaco madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. hassan says:

    daa ina gumeedka xun hala bahdilee abaalkiisu waa noocaa Xassan Sheikh oo aan wax uu ka dhibay aan la,arag ayuu jaq jaq ka deyn waayey maantuu ogolaaday in Farmaajo bahdilo doqon Hawiye oo dhan abaalkoodu waa noocaa nin Daarood ah wey ka cabsadaan waar sifiican dhulka ugu jiida

  2. Raamsade says:

    warkaas hala hubsado nimanka webkan leh run ka dheer

  3. Hawiye says:

    Xasan soomaaliya wey Ku daashay qabiil qaran bey rabtaa

  4. Maxamad says:

    Abaalkiisa helay , ma kala yaqaan cadowgiisa iyo nacabkiisa




warar kii ugu danbeeyay