XOG Dhageyso: MD Farmaajo Oo Lacagtii Ugu Badneyd Miiska Soo Saaray Si Looga Takhluuso…

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa waxa uu ka hadlay Mooshinka isaga laga keenay.

Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu la daalaa dhacayaa ka hor tegista Mooshin isaga ka dhan ah oo Baalramaanka la hor geenayo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xogta la helay ayaa sheegeysa in lacag Badan lagu bixinayo daminta Mooshinka,iyadoo la tilmaamayo in xafiiska Madaxweynaha Xildhibaanada uu la xiriiray.

Kudhawaad 50 Kun Dollarka Mareykanka ayaa la sheegay in lagu kala jebinayo Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya Ee Mooshinka soo diyaariyey.

Xog Badweyn.com ayaa sheegaysa in Farmaajo uu Saacado kooban jiifto si baa la yiri uu xal uga gaaro,arinta xildhibaanada Mooshinka ka keenay.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Omarku says:

    Kkk xaran,ku naax,,badweyn,,waligaba,,beenta,waad,, .xoolo,,booliya,,nirigxalal,,madhasho,, .marka,badweyn,,waa,dad,,xalal,,kusoo,korin

  2. hassan says:

    hurdo hawaayo waa larabaa doqonka xunee Farmaajo ee Qabiileystaha ah oo beenlowgaa halaga eryo meesha

  3. hassan nor says:

    sxb magaca ha iga xumen ee mid kale labax sababto ah waxaa tahay wasaq ku nool isbarada qabiilka u taalo meel kasta




warar kii ugu danbeeyay