XOG Dhageyso: Midowga Ahlusuna & Galmudug Oo Murusade & Daarood Ay Hal Arin Dhib Ugu Tahay

Ahlusuna Waljamaaca iyo Galmudug ayaa waxay wadajir usheegeen in Mad madowgii Siyaasadeed ee ka dhex jiray uu hadda dhamaaday oo badi laga heshiiyey.

Is gacan qaadkaasi iyo in Meel la iska dhigay fikradihii kala duwanaashiyaha waxay keeni kartaa in Gobollada Dhexe Bulaalaan oo Barwaaqo ay gasho.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ahlusuna Waljamaaca ayaa ka mid ah Awoodyada ka jira Dalka Ee Maamula Qeybo badan oo Deegaanada Gobollada Dhexe ah waxayna wax wada darsi Dhinaca Maamulka ah ay galeen Galmudug.

Axmed Ducaale Xaaf ayaa kaashanaya Awooda Ahlusuna waxayna taasi keeni doontaa in Shabaab laga xoreeyo Jacar,Ceel Buur,Masagawaay,Ceel dheer ilaa Xarar dheere iyo Tuulooyinka ku dhaw.

Badweyn.com ayaa waxay ogaatay in Puntland ay ku deg degi doonin dagaalka Galmudug waayo waxay noqotay libaax ay libaayo garba jogaan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hassan says:

    Qoraa xun baa tahay soo qor Ciwaanka qormadiisa please Ciwaanka aad qortaan sheekadiisa soo qora bilaa aqlaaq baad tihiine ciyaal manihin ee dad waawry oo webka ku xiran baan nahay




warar kii ugu danbeeyay