XOG Dhageyso: Turkiga Oo Arin Lama Filaan Ah Ka Bilaabay Degmada C/casiis & Saameyn Dambe Oo La Ogeyn

Sida ay Xaqiijiyeen dadka deggan Degmada C/casiis waxay sheegeen inay arkaan Subax walbo Dad udhashay Dalka Turkiga oo kusugan Xeebta Liido Meel Koonfur kaga beegan.

Lama sheegin qorshaha ay uyimaadaan Turkidaasi balse Xog hoose oo Badweyn.com heshay ayaa sheegseysa inay soo baxsadaan Kheyraadka Badda ka buuxa.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ma jirto Cid si rasmi ah usheegi karta waxa ay ka damacsan yihiin Ciida Cara Maayada ah oo ay mararka qaar Jawaano ku qaataan.

Waxay deggan yihiin Turkida sameyneysa barnaamijkaasi Safaarada Turkiga Ee Soomaaliya Ku leeyihiin,iyadoo Badweyn.com ay xog ku ogaatay in laga dhaxli karo qorshahaasi mid saameyn leh.

 


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay