XOG Dhageyso: Xildhibaanada Hawiye Oo Go’aan Culus Ka Qaadanaya Dawlada Farmaajo & Kheyre

Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa qaarkood ayaa waxay isku dayayaan inay meel cad uga soo wada jeestaan Dawlada Faanka ku shaqeysa.

Xildhibaanada BFS gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Beesha Hawiye ayaa kulan Xasaasi ah ka yeelanaya Siyaasada Cakiran Ee waayahaan soo korortay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxa ka mid ah Xildhibaanadaasi agaasimka wada ka mid ah Axmed Macalin Fiqi oo hore Ballan ka bax kala kulmay Madaxweyne Farmaajo oo R/wasaare loo ballan qaaday laga diiday.

Xildhibaanada ayaa ku tashaday in Kheyre marka hore laga tuuro xilka oo siyaasad aan loo baahneyn la yimid iyo Falsafad ku dhisan Qaab Beeleed.

Kadib ayey Rabaan Xildhibaanadu sida Badweyn.com in ay ridaan oo xilka ka tuuraan Farmaajo ama Siyaasad ahaan ay mowjad ku furaan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Amina says:

    mar kasta oo aan badweyn.com booqdo ,waxaan go’aansadaa in aysan astaahilin in waqti lagu lumiyo aqrinta waxaad qortaan-inta badan waa warar been iyo xumeyn shaqsiyaad gaar ah u badan oo soo noqnoqda ,xiiso ma leh saacad walba inaad soo qortaan been iska cad oo qof kastaa maalin kadib ogaanayo inay been aheyd ,tan kale hadal iska naac ah oo hebel iyo hebel iyo saaxiibadi baa saan yeelay ama saan la yeelayaa waa wax xun oo liita .
    waxaa kale oo aan la yaabay-xaggee naaqusku idiinka jiraa ,maad iska deysaan afku heynta erayga “hawiye” ,soomaali oo dhan wax wey qortaa,laakiin dadku waa ka gudbay inay qabiil afka ku hayaan-idinku shaqo waxaad ka dhigateen”beesha hawiye ,xildhibaannada hawiye ,beelweynta hawiye ,odayaasha hawiye ,dhalinyarada hawiye ,wasiirada hawiye,beeraleyda hawiye ,baabuureyda hawiye ,bakhaareyda hawiye ,ganacsata hawiye iwlm-cid walbaa intaas waa leedahay laakiin kuma wardiyaan-sow liidasho, nusqaanimo iyo wax aan la fahmi karin ma ahan xaggeed la’dihiin ,waa yaabe ma waxaan weligood wax noqon baad tihiin mise waxa wax idiin qora baan qalbiga gob ka aheyn




warar kii ugu danbeeyay