Xog hada ah Cod: Saraakiil Ka Shaqeeya Villa Soomaaliya Oo 7 Milyan Dollar Dhacay & Magacyada Oo La Helay

Xubno katirsan Madaxtooyada Soomaaliya Hogaankeeda ayaa lunsaday lacag badan oo loogu talo galay in Dadka Soomaaliyeed loogu shaqeeyo.

Lacagtaasi ayaa aheyd mid ay bixisey Dawlada Turkiga si gaar ah madaxweyne Raccep Dayyib Erdogan ayna aheyd Qarash Ciidanka Loogu soo iibin lahaa Qalab kala duwan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Lacagta ayaa lagu sheegay Cadad ahaan 7 milyan Dollarka Mareykanka oo jeebka si khaldan ay ugashay iyadoo 3 milyan keliya lagu soo qalab iibiyey.

C/risaaq Shoole oo ah Agaasime Kuxigeenka Villa Soomaaliya ayaana sameeyey Lacagtaasi inuu Akoon gaar ah ku shubtay ayna la isticmaaleen Xubno isla Madaxtooyada kala shaqeysa.

Badweyn.com ayaa khabarkaan ay soo gaarsiiyeen Ilo muhiim ah oo lagu kalsoon yahay waxaana Farmaajo iyo Kheyre ay marar badan sheegeen in Musuq maasuqa la dagaalamayaan balse ay Xafiisyadooda ka dhex jiraan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. hassan says:

    Farmaajo waxa uu qoratay tuugo adigoo kale ah

  2. hassan says:

    Farmaajo iyo Kheyre ayaa ah Tuugada aabahood ninkan Farmaajo asagaa markii horeba Laaluush ku yimid Khayre na Raisul Wasaare nimada Laaluush ayuu ku bixiyey marka nimankaan ayagu Laaluushka kala qaatay miyaad musuqmaasuq dhaafa leedahay waa maya e ayagaa ugu horeeya




warar kii ugu danbeeyay