<

WARARKA MAANTA

DAAWO: Xildhibaannada oo lagu xabisay Muqdisho, laguna soo rogayo cunoqabateyn dadban!.

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadda doonaya in cunoqabateyn dadban lagu soo rogay xildhibaannada golaha shacabka kadib markii uu batay safarkooda. C/weli Sheekh Muudey, guddoomiye ku

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

XOG: Lacagtii xilka looga tuuri lahaa Shariif Xasan oo gaartay Baydhabo..[Yaa wada abaabulka?]

Warar si hoose aan u helnay ayaa waxay sheegeyaan in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay gaartay lacagtii xilka looga tuuri lahaa madaxweynaha maamulka

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

M/wayne Ku Xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka hor yimid Go’aankii Xaaf kula saftay Xulifada Sucuudiga..[Akhr]
- Sep 21, 2017
Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa Shir Jaraa'id oo ay qabteen waxay ku sheegeen inay ku taageersan yihiin Dowladda Somalia Go'aanka dhex dhexaadnimadda ah ee ay ka ...
Akhriso: Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga oo Fariin qiiro leh soo diray..
- Sep 21, 2017
Salaan kadib, waxaan ahay Gen Cabdiqaadir Cali Diini. Waxaan jeclahay in aan la wadaago Maqaal kooban Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Kaas oo aan ugu magac daray, Waa kuma “Daljir”? Bulsha kasta oo Dal ...
SAWIRO: Gollaha Wasiirada oo Caddeeyay Mowqifka ay ka taagan yihiin Xiisada khaliijka xili M/gobaleedyada…
- Sep 21, 2017
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar). Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ...
DAAWO: Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo si xun u aflagaadeeyay Madaxweyne Donald Trump..
- Sep 21, 2017
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi Ri Yong-ho ayaa ku tilmaamay khudbaddii uu madaxwayne Trump ka jeediyay shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey inuu ahaa “Sidii Eey ciyay ...
Dhageyso: Buuq Ka Taagan Doorshadii Hirshabelle & Lacagtii Murashaxiinta Laga Qaaday
- Sep 21, 2017
Baarlamaanka Hirshabelle ayaa waxaa lasoo sheegayaa in ay ka taagan tahay Buuq laga dhaxlay Doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar. 16-kii Bishaan ayaa waxa 8 Murashax oo kasoo muuqday Doroashada Hirshabelle waxaana ...
Xog dheeraad ah oo aan ka helnay Gabadhii shalay iska tuurtay dabaqa hotel ku yaala Muqdisho…
- Sep 21, 2017
Magaceydu waa Safiya Cismaan Maxamuud, waxayna Arbacadii iska soo tuurtay Dhismaha Hotel ku yaala Isgoyska Baar Ubax ee Degmada Hawlwadaag ee Gobolka Banaadir. Gabadhan, ayaa waxaa la sheegay in saddexdii maalmood ...
War Degdeg ah oo hada ka soo kordhay guddigii loo xil saaray Kiiska Qalbi Dhagax…
- Sep 21, 2017
Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid kulan ay Maanta Hogaan ku dooran lahaayeen Guddigii loo xilsaaray Kiiska C/kariin Sheekh ...
Shabaab oo Awood Cusub lasoo baxay iskuna balaariyay Deegaano muhiim ah…
- Sep 21, 2017
Wararka ka imaanaya Degaanada Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Degaanno hoosyimaada Magaalada Guriceel ay isku Fidiyeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab. Degaanada ay Shabaabku isku Fidiyeen waxaa la sheegay in ...

Next Page »