<

WAREYSIYADA

Dhageyso: Ex R/W Kuxigeenkii Hore Maxamed Cumar Carte Oo Ka Dhex Wada Baarlamaanka Golaha Shacabka Qorshe Aan La Fileyn

Qorshaha uu ka dhex wado Maxamed Cumar Carte Golaha Shacabka sidii loo heli lahaa Xildhibaano ka shaqeeya sidii meesha looga saari lahaa Jawaari. Warar Badweyn.com

Continue Reading »

Qeybta WAREYSIYADA

XASAASI Dhageyso: Shabaab Oo Amar La Yaab leh Siiyey Qabiilada Abgaal,Habar Gidir & Murusade

Shabaab ayaa Amar Culus dul dhigay Beelaha Soomaaliyeed Qaarkood oo Xoog iyo Xoolo weydiistay inay ku taageeraan dagaalka ay la gelayaan Dawlada Soomaaliya. Xog Badweyn.com

Continue Reading »

WAREYSIYADA Archives

Dhageyso: Beesha Jareer Weyne Oo Wasiir Ka Dhiganaya Siyaasi Caan Ah & Beelo Qaar Oo Diiday
- Nov 19, 2017
Beel weynta Jareer Qeybteeda kusugan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay isku raaceen in Wasiirka Kasoo Aadaya Beesha laga dhigo Siyaasi Caan ka ah Gobolka Sh/Dhexe. Waxa Laga dhigayaa Xasan Axmed Muudeey ...
Dhageyso: Kiiskii Qalbi Dhagax Oo Dhibaato Mar Hore Aheyd Soo Kicisey & Farmaajo Oo Wadnaha Farta Ku Haya
- Nov 19, 2017
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo shaac bixisey Go'aankii ay ka qaadeen Dhiibistii Qalbi dhagax Ee Dalka Itoobiya oo la sheegay in wax badan ay banaanka keentay. Kiiskii C/kiriin Qalbi dhagax oo Dawlada ...
Xog Deg Deg Ah Dhageyso: R/W Kheyre Oo Loo Adeegsaday Inuu Ku Qasbo Is Casilaadii Wasiir Maryan Qaasim
- Nov 19, 2017
Isbuucii hore ayey aheyd markii ay is casishay Wasiirkii Gar gaarka & Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed oo Is Casilaadeeda ay xogo badan kasoo baxayaan. Ilo wareed Badweyn.com ka heshay ...
Dhageyso: Ciidamada Puntland Oo Gaalkacyo Ku Toogtay Qof Shacab Ah…
- Nov 19, 2017
Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Qof Shacab ah oo la sheegay in Madaxa looga jiray lagu dilay halkaas. Taliyaha qeybta Booliiska ...
Dhageyso: Calaamad Su’aal La Saarayo Safarka Imaaraat-ka Farmaajo & Mas’uuliyiin Ka Xanaaqay
- Nov 19, 2017
Safarka uu ku tegayo Farmaajo dhawaan Waddanka isku taga Imaaraat-ka Carabta ayaa waxa uu Saameyn ku yeeshay Xiriirkii Shaqo Ee Mas'uuliyiinta Villa Soomaaliya. Waxa uu sheegay in Imaaraat-ka Carabta ay kala ...
Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada S/land & Siilaanyo oo Fariin u diray….
- Nov 19, 2017
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka hadlay Cabashooyinka iyo sidoo kale isku dhacyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Waxaa uu sheegay in ay muhiim ...
Xog Cusub DHAGEYSO: Magacaabista Wasiirradda Hirshabeelle oo leesku khilaafay..
- Nov 19, 2017
Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle waxaa ka socdo kulamo kala duwan oo looga hadlaayo Magacaabista Golaha Wasiiradda maamulka Hirshabeelle. Magacaabista Golaha Wasiiradda ayaa waxaa ka taagan Khilaaf u dhaxeeya Xildhibaanada ...
Dhageyso: Qorshe Ka Dhan Ah Jawaari Oo Xukuumada Dejisey & Qarashka Ku Baxaya Cida Bixineysa Oo La Helay
- Nov 19, 2017
Soomaaliya hadii aad joogto waxaa la sheegay in qofka uu diyaar unoqon kari waayo xamilida Dhibaatada Siyaasad Xumo Ee Dawlada ku shaqeeneysa. Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari,Ayaa Khilaaf Seddex ...

Next Page »